Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay maydadka tiro ka mid ah Khawaarijta iyo hub fara badan oo looga furtay dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanku waxay si guul leh u fashiliyeen isku day weerar ah oo ay Khawaarijtu soo qaadeen, waxaana halkaas lagu soo bandhigay maydadka malleeshiyaad iyo horjoogayaal ka tirsanaa Khawaarijta, ...
Read More »Monthly Archives: January 2026
PUNTLAND oo magdhaw ka dalbatay Turkiga iyo Sacuudiga
Maamul-goboleedka Puntland ayaa soo saaray farriiin culus oo ku socota dowladaha Turkiga iyo Sacuudiga, wuxuuna ka dalbaday in magdhaw ay ka siiyaan muwaadiniintooda lagu qabtay dagaalka Calmiskaad. Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa farriintan u diray labada dowladood, wuxuuna sheegay in muwaadiniintooda oo gacanta lagu hayo ay dhibaato u gaysteen shacabka Puntland, ayna ka doonayaan in magdhaw laga siiyo. “Turkiga iyo Sacuudigu ...
Read More »
War Helaa Talo Hela Wararka maanta