Home / WARARKA MAANTA / DEG DEG + SAWIRO :- DFS oo soo bandhigtay Meydadka Argagaxisadii weertay Sh/dhexe & weerar …

DEG DEG + SAWIRO :- DFS oo soo bandhigtay Meydadka Argagaxisadii weertay Sh/dhexe & weerar …

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay maydadka tiro ka mid ah Khawaarijta iyo hub fara badan oo looga furtay dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Ciidanku waxay si guul leh u fashiliyeen isku day weerar ah oo ay Khawaarijtu soo qaadeen, waxaana halkaas lagu soo bandhigay maydadka malleeshiyaad iyo horjoogayaal ka tirsanaa Khawaarijta, kuwaas oo qeyb ka ahaa dhagartii ay soo maleegeen. Sidoo kale, waxaa dagaalkaas lagu furtay hub noocyo kala duwan leh oo ay goobta dagaalka kaga carareen kadib markii ay jabeen Khawaarijtu.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recent Posts

Recent Comments

No comments to show.