Wargeyska ugu afka dheer dalka Kenya ee Daily Nation ayaa maanta soo bandhigay sawirrada qaar ka mid ah Soomaalida lacagta kasoo xaday dalka Mareykanka. Nation ayaa xaqiijisay in lacagahan ay Soomaalida intooda badan ku iibsadeen guryo iyo hoteello casri ah. Kenya waxaa hadda ku sugan sarkaal ka tirsan laanta dambi-baarista Mareykanka ee FBI. Wargeyska ayaa sheegay in qaar ka mid ...
Read More »Author Archives: Admin
WAA KUMA ASKARIGA SOMALI KENYA ay ugu Necebyihiin Tuugada kenyanka ?
Ninkan Soomaaliyeed ee ka tirsan ciidamada booliska dalka Kenya ayaa waayadan dambe Kenyanka aad u faaninayaan. Ali Nunow inta badan waxaa loo diraa goobaha ay ka dillaacaan amni-darro culus, wuxuuna muddo gaaban ku sugaa ammaanka halka loo diro. Dowladda waddankan ayaa inta badan Ali Nunow u adeegsata meelaha ay ka jiraan tuugada halista ah, waxaana badanaa uu ku guuleystaa soo ...
Read More »Agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin oo mar kale qoraal soo saaray ayaa si weyn u
Agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin oo mar kale qoraal soo saaray ayaa si weyn uga fal-celiyay tallaabooyinka ay qaadeen dhinacyada mucaaradka ee ku aadan aqoonsiga ay Israa’iil siisay Somaliland. Fahad oo warbixintiisa ciwaan uga dhigay MUCAARAD MASUUL AH ayaa bogaadiyay fal-celinta xubnaha Madasha Samatabixinta, Midowga Haybad Qaran oo uu isagu ku jiro iyo jawaabtii Farmaajo ee lagu cambaareeyay go’aankii ...
Read More »XAMAAS oo kudhawaaqda GEERIDA Abu Cubeyda + Sawirkiisa oo lasoo bandhigay !
Guutooyinka Cizziddiin Al-Qassam ayaa Isniintii si rasmi ah ugu dhawaaqay geerida shahiidnimo ee afhayeenkooda Abu Cubayda, iyagoo markii ugu horreysay shaaciyay magaciisa dhabta ah. Bayaan ay soo saareen Guutooyinka ayaa lagu yiri: “Waxaan baroordiiq u sameyneynaa hoggaamiyaha wajiga duuban ee Abu Cubayda, magaciisa dhabta ahna waa Xudhayfa Samir Cabdullaahi Al-Kaxluut (Abu Ibraahim), afhayeenka Guutooyinka Al-Qassam.” Shahiidka Abu Cubayda wuxuu muddo ...
Read More »Maxay ka dhigan tahay in maamulka Somaliland uu aqoonsi ka helo Israa’iil?
Tan iyo markii Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu uu sheegay in dalkiisa uu aqoonsaday Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, waxaa isa soo tarayay baaqyada caalamiga ah ee lagu taageerayay Dowladda Soomaaliya. Mercedes-Maybach SL 680 Monogram Series White Ambience Interior Design Netanyahu ayaa markii uu saxiixay warqadda aqoonsiga Somaliland, wuxuu taleefonka ugu sheegay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ...
Read More »SAWIRO :- XASAN SHEEKH oo seefta gasha kala baxay & Weerar xoogan oo uu kuqaaday Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka ka dhanka ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Yuhuudda, kaas oo si bareer ah ugu tuntay shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay naf ...
Read More »Xasan oo BF la wadaagay laba arrin oo aysan u ogolaan doonin Israa’iil
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul kaga hadlay aqoonsiga sharci darrada ah ee ay Israa’iil siisay maamulka Somaliland, isaga oo sheegay in waxa uu sameeyay Ra’iisul wasaare Netanyahu aysan horay usoo marin Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud “Tallaabada uu Natanyahu qaaday waa mid aan ...
Read More »DEG DEG CADEYN :- Faah faahino Yaab leh oo laga helay Was. ISR oo Hargeysa dhex wareegaya
Waxa weli soo baxaya faah faahino kusaabsan aqoonsigii israel ay dal ugu aqoonsato Somaliland , waxaa la ogaaday wasiirka arimaha dibada israel gedon sair inuu tagay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland. Tani ayaa muujineysa sawir uula galay madaxweynaha somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyadoo uumuujinayo in kulanka uuka dhacay hargeysa , taasoo cadeyn u ah kulanka labada dhinac oo ka dhacay ...
Read More »DEG DEG Xamaas ayaa cambaareysay aqoonsiga ay Israa’iil siisay “Soomaaliland”, KANA digtay Qorshe Falastiniyinta loogu rarayo SLAND
Xarakada Iska-caabbinta Islaamiga ah ee Xamaas ayaa cambaareysay aqoonsiga ay Israa’iil siisay “Soomaaliland”, iyada oo ku tilmaantay tallaabadaas mid khatar ah oo horay aan loo arag, isla markaana ah isku day lagu doonayo in lagu kasbado sharciyad been ah. Waxay sidoo kale ka digtay in gobolka Soomaalida ee gooni-u-goosadka ah loo adeegsado meel lagu barakiciyo Falastiiniyiinta si qasab ah oo ...
Read More »DEG DEG: Al-Shabaab oo hanjabaad culus kasoo saartay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Kooxda argagixisada Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si adag uga hadashay aqoonsiga ay Israel siisay Somaliland, kaas oo la kulmay diidmo xooggan. Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo soo duubay khudbad socotay 9:26 second ayaa sheegay in kooxda ay si weyn uga soo horjeedo heshiiska dhex-maray Somaliland iyo Israel, gaar ahaan aqoonsiga ...
Read More »
War Helaa Talo Hela Wararka maanta