Home / Admin

Author Archives: Admin

DEG DEG Shiinaha oo jawaab ka bixiyay aqoonsiga Israel ee Somaliland

Dowladda Shiinaha ayaa jawaab deg-deg ah kasoo saartay tallaabada ay qaaday Israel oo aqoonsatay Somaliland, kadib heshiis muddo dheer soo socday oo shalay ay dhaqan-geliyeen labada dhinac. Safiirka Shiinaha u fadhiya magaalada Muqdisho, Wang Yu ayaa sheegay in aan marna lagu xadgudbi karin midnimada iyo madax bannaanida Soomaaliya, wuxuuna taageero buuxdo u muujiyay dowladda federaalka Soomaaliya. Danjire Wang Yu oo ...

Read More »

SIR CULUS Maxaa ka jira aqoonsiga Somaliland, Faa’iido mise Qasaaro !

Waxaa saacadihii u dambeeyay cirka isku shareeray hadalheynta baraha bulshada i oo la xidhiidha ictiraafka Somaliland, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda uu ka soo baxo war rasmi ah. Shacabka Somaliland ayaa si weyn isha ugu haya arrintan, waxaana la dareemayaa xiiso iyo sugitaan ballaadhan oo ku saabsan waxa xigi doona. Sooyaalka Aqoonsi raadiska Somaliland, tan iyo maalintii ...

Read More »

The Ministry of Foreign Affairs and Expatriates of the State of Palestine affirms its absolute support

The Ministry of Foreign Affairs and Expatriates of the State of Palestine affirms its absolute support for the unity, sovereignty, and political independence of Somalia, ensuring the brotherly Somali people’s right to a dignified life, security, and stability, in line with international law, Arab and international consensus resolutions, and the resolutions of the Organization of Islamic Cooperation. It expresses its ...

Read More »

XASAN SH. OO Talaabo deg deg ah qaaday kadib ictiraafkii SLAND !

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo diblumaasiyadeed oo degdeg ah kula yeeshay khadka taleefoonka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ahna Guddoomiyaha IGAD Mudane Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya ahna hoggaamiyaha Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) Mudane William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda Mudane Yoweri Museveni. Ilo wareedyo xilkas ah oo ...

Read More »

Recent Posts

Recent Comments

No comments to show.