Home / WARARKA MAANTA

WARARKA MAANTA

DEG DEG + SAWIRO :- DFS oo soo bandhigtay Meydadka Argagaxisadii weertay Sh/dhexe & weerar …

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay maydadka tiro ka mid ah Khawaarijta iyo hub fara badan oo looga furtay dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanku waxay si guul leh u fashiliyeen isku day weerar ah oo ay Khawaarijtu soo qaadeen, waxaana halkaas lagu soo bandhigay maydadka malleeshiyaad iyo horjoogayaal ka tirsanaa Khawaarijta, ...

Read More »

PUNTLAND oo magdhaw ka dalbatay Turkiga iyo Sacuudiga

Maamul-goboleedka Puntland ayaa soo saaray farriiin culus oo ku socota dowladaha Turkiga iyo Sacuudiga, wuxuuna ka dalbaday in magdhaw ay ka siiyaan muwaadiniintooda lagu qabtay dagaalka Calmiskaad. Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa farriintan u diray labada dowladood, wuxuuna sheegay in muwaadiniintooda oo gacanta lagu hayo ay dhibaato u gaysteen shacabka Puntland, ayna ka doonayaan in magdhaw laga siiyo. “Turkiga iyo Sacuudigu ...

Read More »

WAA KUMA ASKARIGA SOMALI KENYA ay ugu Necebyihiin Tuugada kenyanka ?

Ninkan Soomaaliyeed ee ka tirsan ciidamada booliska dalka Kenya ayaa waayadan dambe Kenyanka aad u faaninayaan. Ali Nunow inta badan waxaa loo diraa goobaha ay ka dillaacaan amni-darro culus, wuxuuna muddo gaaban ku sugaa ammaanka halka loo diro. Dowladda waddankan ayaa inta badan Ali Nunow u adeegsata meelaha ay ka jiraan tuugada halista ah, waxaana badanaa uu ku guuleystaa soo ...

Read More »

Agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin oo mar kale qoraal soo saaray ayaa si weyn u

Agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin oo mar kale qoraal soo saaray ayaa si weyn uga fal-celiyay tallaabooyinka ay qaadeen dhinacyada mucaaradka ee ku aadan aqoonsiga ay Israa’iil siisay Somaliland. Fahad oo warbixintiisa ciwaan uga dhigay MUCAARAD MASUUL AH ayaa bogaadiyay fal-celinta xubnaha Madasha Samatabixinta, Midowga Haybad Qaran oo uu isagu ku jiro iyo jawaabtii Farmaajo ee lagu cambaareeyay go’aankii ...

Read More »

XAMAAS oo kudhawaaqda GEERIDA Abu Cubeyda + Sawirkiisa oo lasoo bandhigay !

Guutooyinka Cizziddiin Al-Qassam ayaa Isniintii si rasmi ah ugu dhawaaqay geerida shahiidnimo ee afhayeenkooda Abu Cubayda, iyagoo markii ugu horreysay shaaciyay magaciisa dhabta ah. Bayaan ay soo saareen Guutooyinka ayaa lagu yiri: “Waxaan baroordiiq u sameyneynaa hoggaamiyaha wajiga duuban ee Abu Cubayda, magaciisa dhabta ahna waa Xudhayfa Samir Cabdullaahi Al-Kaxluut (Abu Ibraahim), afhayeenka Guutooyinka Al-Qassam.” Shahiidka Abu Cubayda wuxuu muddo ...

Read More »

Maxay ka dhigan tahay in maamulka Somaliland uu aqoonsi ka helo Israa’iil?

Tan iyo markii Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu uu sheegay in dalkiisa uu aqoonsaday Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, waxaa isa soo tarayay baaqyada caalamiga ah ee lagu taageerayay Dowladda Soomaaliya. Mercedes-Maybach SL 680 Monogram Series White Ambience Interior Design Netanyahu ayaa markii uu saxiixay warqadda aqoonsiga Somaliland, wuxuu taleefonka ugu sheegay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ...

Read More »

SAWIRO :- XASAN SHEEKH oo seefta gasha kala baxay & Weerar xoogan oo uu kuqaaday Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka ka dhanka ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Yuhuudda, kaas oo si bareer ah ugu tuntay shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay naf ...

Read More »

Xasan oo BF la wadaagay laba arrin oo aysan u ogolaan doonin Israa’iil

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul kaga hadlay aqoonsiga sharci darrada ah ee ay Israa’iil siisay maamulka Somaliland, isaga oo sheegay in waxa uu sameeyay Ra’iisul wasaare Netanyahu aysan horay usoo marin Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud “Tallaabada uu Natanyahu qaaday waa mid aan ...

Read More »

DEG DEG CADEYN :- Faah faahino Yaab leh oo laga helay Was. ISR oo Hargeysa dhex wareegaya

Waxa weli soo baxaya faah faahino kusaabsan aqoonsigii israel ay dal ugu aqoonsato Somaliland , waxaa la ogaaday wasiirka arimaha dibada israel gedon sair inuu tagay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland. Tani ayaa muujineysa sawir uula galay madaxweynaha somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyadoo uumuujinayo in kulanka uuka dhacay hargeysa , taasoo cadeyn u ah kulanka labada dhinac oo ka dhacay ...

Read More »

Recent Posts

Recent Comments

No comments to show.