Home / QODOB QODOB / FALANQEYN / DEG DEG CADEYN :- Faah faahino Yaab leh oo laga helay Was. ISR oo Hargeysa dhex wareegaya

DEG DEG CADEYN :- Faah faahino Yaab leh oo laga helay Was. ISR oo Hargeysa dhex wareegaya

Waxa weli soo baxaya faah faahino kusaabsan aqoonsigii israel ay dal ugu aqoonsato Somaliland , waxaa la ogaaday wasiirka arimaha dibada israel gedon sair inuu tagay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland.

Tani ayaa muujineysa sawir uula galay madaxweynaha somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyadoo uumuujinayo in kulanka uuka dhacay hargeysa , taasoo cadeyn u ah kulanka labada dhinac oo ka dhacay hargeysa.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Gideon Sa’ar oo qoraal soo dhigay barta rasmiga ee wasaarada arimaha dibada ayaa yiri :-

“Sawirradii farxadda dhabta ah ee aan xalay ku aragnay waddooyinka Somaliland waxay rajo u yihiin mustaqbalka.
Waxaan sii wadi doonnaa inaan wada shaqaynno si aan u xoojino iskaashiga iyo saaxiibtinimada u dhexeysa dalalkayaga.

Sawirka: Anigoo la jooga Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Recent Posts

Recent Comments

No comments to show.