Xarakada Iska-caabbinta Islaamiga ah ee Xamaas ayaa cambaareysay aqoonsiga ay Israa’iil siisay “Soomaaliland”, iyada oo ku tilmaantay tallaabadaas mid khatar ah oo horay aan loo arag, isla markaana ah isku day lagu doonayo in lagu kasbado sharciyad been ah. Waxay sidoo kale ka digtay in gobolka Soomaalida ee gooni-u-goosadka ah loo adeegsado meel lagu barakiciyo Falastiiniyiinta si qasab ah oo ...
Read More »Tag Archives: dahir alasow 2023
DEG DEG: Al-Shabaab oo hanjabaad culus kasoo saartay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Kooxda argagixisada Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si adag uga hadashay aqoonsiga ay Israel siisay Somaliland, kaas oo la kulmay diidmo xooggan. Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo soo duubay khudbad socotay 9:26 second ayaa sheegay in kooxda ay si weyn uga soo horjeedo heshiiska dhex-maray Somaliland iyo Israel, gaar ahaan aqoonsiga ...
Read More »XASAN SH. OO Talaabo deg deg ah qaaday kadib ictiraafkii SLAND !
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo diblumaasiyadeed oo degdeg ah kula yeeshay khadka taleefoonka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ahna Guddoomiyaha IGAD Mudane Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya ahna hoggaamiyaha Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) Mudane William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda Mudane Yoweri Museveni. Ilo wareedyo xilkas ah oo ...
Read More »
War Helaa Talo Hela Wararka maanta