Home / Tag: garaad tv wararka maanta

Tag Archives: garaad tv wararka maanta

DEG DEG + SAWIRO :- DFS oo soo bandhigtay Meydadka Argagaxisadii weertay Sh/dhexe & weerar …

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay maydadka tiro ka mid ah Khawaarijta iyo hub fara badan oo looga furtay dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanku waxay si guul leh u fashiliyeen isku day weerar ah oo ay Khawaarijtu soo qaadeen, waxaana halkaas lagu soo bandhigay maydadka malleeshiyaad iyo horjoogayaal ka tirsanaa Khawaarijta, ...

Read More »

Recent Posts

Recent Comments

No comments to show.