Tan iyo markii Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu uu sheegay in dalkiisa uu aqoonsaday Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, waxaa isa soo tarayay baaqyada caalamiga ah ee lagu taageerayay Dowladda Soomaaliya. Mercedes-Maybach SL 680 Monogram Series White Ambience Interior Design Netanyahu ayaa markii uu saxiixay warqadda aqoonsiga Somaliland, wuxuu taleefonka ugu sheegay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ...
Read More »Tag Archives: wararka badda somalia
SAWIRO :- XASAN SHEEKH oo seefta gasha kala baxay & Weerar xoogan oo uu kuqaaday Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka ka dhanka ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Yuhuudda, kaas oo si bareer ah ugu tuntay shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay naf ...
Read More »Xasan oo BF la wadaagay laba arrin oo aysan u ogolaan doonin Israa’iil
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul kaga hadlay aqoonsiga sharci darrada ah ee ay Israa’iil siisay maamulka Somaliland, isaga oo sheegay in waxa uu sameeyay Ra’iisul wasaare Netanyahu aysan horay usoo marin Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud “Tallaabada uu Natanyahu qaaday waa mid aan ...
Read More »
War Helaa Talo Hela Wararka maanta