Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay maydadka tiro ka mid ah Khawaarijta iyo hub fara badan oo looga furtay dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanku waxay si guul leh u fashiliyeen isku day weerar ah oo ay Khawaarijtu soo qaadeen, waxaana halkaas lagu soo bandhigay maydadka malleeshiyaad iyo horjoogayaal ka tirsanaa Khawaarijta, ...
Read More »Tag Archives: wararka dalka
DEG DEG CADEYN :- Faah faahino Yaab leh oo laga helay Was. ISR oo Hargeysa dhex wareegaya
Waxa weli soo baxaya faah faahino kusaabsan aqoonsigii israel ay dal ugu aqoonsato Somaliland , waxaa la ogaaday wasiirka arimaha dibada israel gedon sair inuu tagay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland. Tani ayaa muujineysa sawir uula galay madaxweynaha somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyadoo uumuujinayo in kulanka uuka dhacay hargeysa , taasoo cadeyn u ah kulanka labada dhinac oo ka dhacay ...
Read More »DEG DEG Xamaas ayaa cambaareysay aqoonsiga ay Israa’iil siisay “Soomaaliland”, KANA digtay Qorshe Falastiniyinta loogu rarayo SLAND
Xarakada Iska-caabbinta Islaamiga ah ee Xamaas ayaa cambaareysay aqoonsiga ay Israa’iil siisay “Soomaaliland”, iyada oo ku tilmaantay tallaabadaas mid khatar ah oo horay aan loo arag, isla markaana ah isku day lagu doonayo in lagu kasbado sharciyad been ah. Waxay sidoo kale ka digtay in gobolka Soomaalida ee gooni-u-goosadka ah loo adeegsado meel lagu barakiciyo Falastiiniyiinta si qasab ah oo ...
Read More »
War Helaa Talo Hela Wararka maanta